JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Follow us on :

JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐦𝐚𝐚𝐦𝐮𝐮𝐬𝐚𝐲 𝐥𝐚𝐠𝐮𝐧𝐚 𝐬𝐚𝐠𝐨𝐨𝐭𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐮 𝐐𝐚𝐛𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐖𝐅𝐏 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚.

HomeNews 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐦𝐚𝐚𝐦𝐮𝐮𝐬𝐚𝐲 𝐥𝐚𝐠𝐮𝐧𝐚 𝐬𝐚𝐠𝐨𝐨𝐭𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐮 𝐐𝐚𝐛𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐖𝐅𝐏 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚.

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho kulan sagootin ah ugu qabatay Mudane Nicolas Joannic, Madaxa Barnaamijyada ee Barnaamijka Cunnada Adduunka (WFP).

Kulanka waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka socday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, hay’adaha dowladda iyo marti sharaf kale, kuwaas oo ku ammaanay dadaalkii iyo kaalintii wax-ku-oolka ahayd ee uu Mudane Nicolas Joannic ka qaatay howlaha bani’aadannimada iyo taageerada shacabka Soomaaliyeed intii uu dalka ka shaqeynayay.

Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda SoDMA, Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa bogaadiyay dadaallada iyo wada-shaqeynta dhow ee WFP, isaga oo xusay in iskaashiga labada dhinac uu door weyn ka qaatay taageeridda bulshada Soomaaliyeed ee ay saameeyeen abaaraha, fatahaadaha iyo xaaladaha kale ee bani’aadannimo.

Ugu dambeyn, Hay’adda SoDMA ayaa Mudane Nicolas Joannic guddoonsiisay shahaado sharaf lagu maamuusayo adeeggiisa hagar la’aanta ah iyo taageerada farsamo ee uu u fidiyay shacabka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Upcoming Events

Our Events And Conferences Calendar

Our events and conferences calendar is designed to keep you informed about a wide array of opportunities

Updated regularly, it features upcoming seminars, workshops, trade shows, and networking events across various sectors. Whether you're looking to gain insights from keynote speakers, participate in interactive sessions, or connect with professionals in your field, our calendar provides all the details you need to plan your attendance.