Aqbaaraadka
La Soco Aqbaaraadkeena Cusub


Nagu Saabsana
Hay'adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA)
Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa ah Hay’adda Dowladda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan wax ka qabashada musiibooyinka. Hay’adda waxaa la aas-aasay sanadkii 2011-kii, waxaana aas-aasay Ra’iisul Wasaarihii Dowladdii KMG ahayd ee Soomaaliya ka jirtay 2010-11. Sharci ogolaanaya Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed ayaa la meel mariyay sanadkii 2016-kii iyadoo hoos imaaneysa Wasaaradda Arrimaha Bani’aadantinimada iyo Maareynta Musiibooyinka ee Dowladda Federaalka.
Sannadii 2022-kii, ayaa Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya ay la wareegtay doorkii iyo mas’uuliyaddii sharci ee ay laheyd Wasaaraddii Federaalka ee Arrimaha Bani’aadantinimada iyo Maareynta Musiibooyinka.
Barnaamijyada
Barnaamijyada Hay'adda
Fal-Celinta Degdega Ah

This present moment is perfect simply due to the fact that this is just a place holder.
Fiiri BarnaamijkaXaaladaha Bani'aadamnimo

This present moment is perfect simply due to the fact that this is just a place holder.
Fiiri BarnaamijkaU Adkeysiga

This present moment is perfect simply due to the fact that this is just a place holder.
Fiiri BarnaamijkaSaadaasha Cimilada
Lasoco Cimilada Muqdisho
Lasoco-shada cimilada Caasimaadan waa mid muhiim ah. Magaaladaan, oo ku taala hareeraha Badweynta Hindiya, waxay ku faantaa cimilo kulul oo leh maalmo qorrax ah iyo habeeno gaar ah oo aad uqaboow sanadka oo dhan. Cimilada magaaladaan ayaa ah mid isku dhafan oo kala oo is bed-bedella iyo mid roobaad waaweyn ah, Guga iyo Dayr. Inaad lasocoto cimilada halkaan kaliya ma ah mid soo jiidasho leh - waxay muhiim u tahay wax walba oo laga bilaabo beerashada ilaa nolol maalmeedka. Haddaba, haddii aad qorsheynayso maalin xeebta ah ama aad isu diyaarinayso duufaan kedis ah, la socodka cimilada Muqdisho waxa ay kuu xaqiijinaysaa in aad mar walba hal tallaabo ka horayso waqtiyadeeda is bed-bedella
Dhacdooyinka soo socda
Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka
Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.
Degdeg
Adeegyada degdega ah
Haddii ay dhacdo xaalad degdeg ah, fadlan garaac nambarada hoos ku xusan, mas'uuliyiinta ay khusayso ayaa si degdeg ah uga jawaabi doona oo dabooli doona baahiyahaaga.

991
Booliska Soomaliya
449
Gurmad Qaran