JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Follow us on :

JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Guddoomiyaha SoDMA oo La Kulmay Agaasimaha Horumarinta UK, Kana Wada Hadlay Gurmadka iyo U-diyaargarowga Musiibooyinka.

HomeNews Guddoomiyaha SoDMA oo La Kulmay Agaasimaha Horumarinta UK, Kana Wada Hadlay Gurmadka iyo U-diyaargarowga Musiibooyinka.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK), Mudane Chris Pycroft.

Kulanka waxaa looga hadlay xaaladda bani’aadannimo ee Soomaaliya, khataraha la xiriira isbeddelka cimilada iyo saadaasha El Niño, iyo sidii loo xoojin lahaa diyaar-garowga iyo awoodda Soomaaliya ee ka jawaabista musiibooyinka.

Agaasimaha Horumarinta UK, Chris Pycroft, waxuu xaqiijiyay in Boqortooyada Midowday ay ka go’an tahay sii wadidda taageerada Soomaaliya iyo bulshada nugul, gaar ahaan xilliyada ay dalka soo wajahaan xaalado bani’aadannimo iyo khataro ka dhasha isbeddelka cimilada.

Ugu danbeyn,Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa uga mahadceliyay dowladda UK taageerada joogtada ah ee ay siiso Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada gargaarka bani’aadannimo, diyaar-garowga iyo xoojinta adkeysiga bulshada.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Upcoming Events

Our Events And Conferences Calendar

Our events and conferences calendar is designed to keep you informed about a wide array of opportunities

Updated regularly, it features upcoming seminars, workshops, trade shows, and networking events across various sectors. Whether you're looking to gain insights from keynote speakers, participate in interactive sessions, or connect with professionals in your field, our calendar provides all the details you need to plan your attendance.