JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Qaab-dhismeedka Hay’adda

Dhismaha

Qaab-dhismeedka Hogaanka Hay'adda SoDMA

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed ee (SODMA) waxa ay leedahay Qaab-dhismeedka shaqo oo kala ah madaxda sare Guddoomiye, Guddoomiye ku xigeen , Agaasime waaxeedyo iyo Xarumo.

Waaxyaha Hay’adda SoDMA waxa ay ka kooban tahay 10 waaxyood, laba Xarumood iyo Lix Unug.