JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Follow us on :

JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐋𝐚 𝐊𝐮𝐥𝐦𝐚𝐲 𝐇𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐊𝐨𝐨𝐧𝐟𝐮𝐫 𝐆𝐚𝐥𝐛𝐞𝐞𝐝 𝐬𝐢 𝐋𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐇𝐚𝐝𝐥𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐢’𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐧𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚.

HomeNews 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐋𝐚 𝐊𝐮𝐥𝐦𝐚𝐲 𝐇𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐊𝐨𝐨𝐧𝐟𝐮𝐫 𝐆𝐚𝐥𝐛𝐞𝐞𝐝 𝐬𝐢 𝐋𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐇𝐚𝐝𝐥𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐢’𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐧𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚.

Hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta hoygiisa magaalada Muqdisho ku Qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle,

Kulanka waxaa looga hadlay xaaladda guud ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, gaar ahaan xaaladaha bani’aadannimo ee ka dhashay abaaraha iyo caqabadaha nololeed ee ka jira deegaannadaas, iyadoo si gaar ah diiradda loo saaray xaaladda sii xumaanaysa ee Degmada Buur Hakaba, Gobolka Baay

Labada mas’uul ayaa sidoo kale ka wada hadlay Shirka Arrimaha Bani’aadannimada (CHF), kaas oo dhawaan lagu qaban doono magaalada Baydhabo, caasimadda ku-meel-gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed.

Ugu dambeyn, kulanka waxaa lagu gorfeeyey saameynta ka dhalan karta ifafaalaha cimilo ee loo yaqaan Super El Niño iyo fatahaadaha laga cabsi qabo inay ka dhashaan roobabka Dayrta, iyadoo la adkeeyey muhiimadda ay leedahay u diyaar-garowga, xoojinta dadaallada ka hortagga musiibooyinka iyo yareynta khataraha ka dhalan kara.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Upcoming Events

Our Events And Conferences Calendar

Our events and conferences calendar is designed to keep you informed about a wide array of opportunities

Updated regularly, it features upcoming seminars, workshops, trade shows, and networking events across various sectors. Whether you're looking to gain insights from keynote speakers, participate in interactive sessions, or connect with professionals in your field, our calendar provides all the details you need to plan your attendance.