Hay’adda Maareynta Masiibooyinka (SoDMA) waxa ay qaban doontaa Madasha Arrimaha Bini-aadanimo ee Soomaaliya – 𝗖𝗛𝗙 𝟮𝟬𝟮6
Madashaan ayaa looga hadlaa guud ahaan arrimaha bani’aadannimada dalka, waxaana ka soo qayb-gala hay’adaha kala duwan ee dowladda, kuwa caalamiga, kuwa maxaliga, Ururrada Bulshada ee ka shaqeeya Arrimaha Bani’aadannimada ee Dalka iyo deeq-bixiyayaasha.
Madashan ayaa markii 3-aad waxaa ay ka dhici doontaa magaalda Beydhaba ee xarunta Maamulka koonfur galbeed, maalinta Isniinta oo ku beegan 29ka Juun 2026.








0 Comments