Baardheere | Gobolka Gedo
Hey’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa maanta wajiga koowaad ee deeq gargaar raashin ah waxay gaarsiisay qoysas ku nool magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, si loo taageerto bulshada ay saameeyeen xaaladaha adag ee ka dhashay abaaraha dalkeenna ka jira.
#SoDMASomalia








0 Comments