JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Follow us on :

JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

SoDMA oo Gargaar Raashin ah Gaarsiisay Bulshada ku Nool Deegaanka Teedaan ee Gobolka Hiiraan.

HomeNews SoDMA oo Gargaar Raashin ah Gaarsiisay Bulshada ku Nool Deegaanka Teedaan ee Gobolka Hiiraan.

Deegaanka Teedaan oo kamid ah deegaanada hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, maalmahana uu ka socdo tuulooyinka ku xeeran howlgal ka dhan ah kooxaha argagixisada, ayaa maanta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA) bulshada ku nool deegaankan oo wajahaya xaalad adag waxa ay gaarsiisay deeq gargaar raashin ah, taas oo qeyb ka ah dadaallada lagu garab taagan yahay bulshada ay saameeyeen abaaraha.

Gargaarkan oo ka koobnaa qeybaha kala duwan ee raashinka ayaa waxaa ka faa’iideystay dad isugu jira barakacayaal, danyar, agoon iyo dad naafo ah.

Qaar kamid ah dadkii ka faa’iideystay deeqdan ayaa u mahadnaqay Hay’adda SoDMA.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Upcoming Events

Our Events And Conferences Calendar

Our events and conferences calendar is designed to keep you informed about a wide array of opportunities

Updated regularly, it features upcoming seminars, workshops, trade shows, and networking events across various sectors. Whether you're looking to gain insights from keynote speakers, participate in interactive sessions, or connect with professionals in your field, our calendar provides all the details you need to plan your attendance.