Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta deeq gargaar raashin ah waxa ay gaarsiisay boqolaal qoysas oo danyar ah oo ku nool degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaa oo loogu talagalay qoysaska ay saameeyeen abaaraha ka jira gobollada dalka.
#SoDMASomalia








0 Comments