JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Follow us on :

JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Saraakiisha SoDMA iyo xubno ka socda Wasaaradaha Gargaarka ee Dowlad-goboleedyada, oo Shiinaha ku Baranaya Farsamooyinka Casriga ah ee Maareynta Musiibooyinka iyo Ka Hortagga Fatahaadaha.

HomeNews Saraakiisha SoDMA iyo xubno ka socda Wasaaradaha Gargaarka ee Dowlad-goboleedyada, oo Shiinaha ku Baranaya Farsamooyinka Casriga ah ee Maareynta Musiibooyinka iyo Ka Hortagga Fatahaadaha.

Saraakiil ka tirsan Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo ay weheliyaan xubno ka socda Wasaaradaha Gargaarka ee Dowlad-goboleedyada, kuna sugan Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha si ay qaataan cashiro Muhiim ah , ayaa baranaya hababka casriga ah ee kahortagga fatahaadaha, samatabbixinta dadka, iyo adeegsiga diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (Disaster Monitoring Drones) ee la socodka iyo qiimeynta xaaladaha musiibooyinka. Tababarka waxaa bixinaya Ururka Bisha Cas ee Shiinaha (Chinese Red Cross).

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Upcoming Events

Our Events And Conferences Calendar

Our events and conferences calendar is designed to keep you informed about a wide array of opportunities

Updated regularly, it features upcoming seminars, workshops, trade shows, and networking events across various sectors. Whether you're looking to gain insights from keynote speakers, participate in interactive sessions, or connect with professionals in your field, our calendar provides all the details you need to plan your attendance.