JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Follow us on :

JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

𝐇𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐊𝐨𝐨𝐧𝐟𝐮𝐫 𝐆𝐚𝐥𝐛𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐃𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫-𝐠𝐚𝐫𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨.

HomeNews 𝐇𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐊𝐨𝐨𝐧𝐟𝐮𝐫 𝐆𝐚𝐥𝐛𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐃𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫-𝐠𝐚𝐫𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨.

Hoggaamiyaha Dowlad-gobaleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Heer Wasiir ee Diyaar-garowga iyo Ka Jawaabidda Saamaynta El Niño ee Koonfur Galbeed.

Kulanka waxaa diiradda lagu saaray xoojinta diyaar-garowga iyo ka jawaabidda saameynta El Niño, gaar ahaan roobabka culus iyo fatahaadaha laga cabsi qabo, iyadoo la isla eegay qorshayaasha lagu yareynayo khataraha iyo ilaalinta nolosha iyo hantida bulshada.

Sidoo kale, waxaa xoogga la saaray xoojinta isku-duwidda hay’adaha iyo in wacyigelinta iyo digniinta hore la gaarsiiyo bulshada ku nool deegaannada fog-fog.

Hoggaamiyaha Dowlad-gobaleedka Koonfur Galbeed iyo Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo diyaar-garowga, lana qaado tallaabooyin hore oo lagu yareynayo saameynta El Niño.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Upcoming Events

Our Events And Conferences Calendar

Our events and conferences calendar is designed to keep you informed about a wide array of opportunities

Updated regularly, it features upcoming seminars, workshops, trade shows, and networking events across various sectors. Whether you're looking to gain insights from keynote speakers, participate in interactive sessions, or connect with professionals in your field, our calendar provides all the details you need to plan your attendance.