Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa wali sii wadda dadaallada lagu gaarsiinayo deeq gargaar raashin ah qoysaska nugul ee ay saameeyeen abaaraha, iyadoo qeybinta gargaarka ay si habsami leh uga socoto magaalada Galkacyo, halkaas oo boqolaal qoys ay maalin kasta ka faa’iideystaan.
#SoDMASomalia







0 Comments