JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Follow us on :

JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Guddoomiyaha SoDMA iyo Hay’adda PAH oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga iyo Dardargelinta Heshiiska Is-afgaradka (MoU).

HomeNews Guddoomiyaha SoDMA iyo Hay’adda PAH oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga iyo Dardargelinta Heshiiska Is-afgaradka (MoU).

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Hay’adda Polish Humanitarian Action (PAH), Marwo Eileen Wandera.

Kulanka waxaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya SoDMA iyo PAH, si loo yareeyo khataraha masiibooyinka, loona xoojiyo adkeysiga bulshada Soomaaliyeed.

Labada dhinac ayaa isla qaatay muhiimadda ay leedahay sii ambaqaadidda wada shaqeynta ka dhaxeysa Hay’addaha SoDMA iyo PAH, iyagoo sidoo kale ka wada hadlay dardargelinta saxiixa Heshiiska Is-afgaradka (MoU), kaas oo saldhig u noqon doona iskaashi waara oo lagu horumarinayo dadaallada maareynta musiibooyinka iyo gurmadka bani’aadannimada ee Soomaaliya.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Upcoming Events

Our Events And Conferences Calendar

Our events and conferences calendar is designed to keep you informed about a wide array of opportunities

Updated regularly, it features upcoming seminars, workshops, trade shows, and networking events across various sectors. Whether you're looking to gain insights from keynote speakers, participate in interactive sessions, or connect with professionals in your field, our calendar provides all the details you need to plan your attendance.