JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Follow us on :

JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Gaaray Laascaanood si uu u Daah-furo Barnaamijka Gurmadka Abaaraha ee Waqooyi Bari.

HomeNews Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Gaaray Laascaanood si uu u Daah-furo Barnaamijka Gurmadka Abaaraha ee Waqooyi Bari.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo hoggaaminaya wafdi ka tirsan Hay’adda, ayaa maanta gaaray magaalada caasimada Waqooyi Bari ee Laascaanood

Masuuliyin sare oo kartirsan Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari oo isagu jiro Wasiirro , Xildhibaanno iyo Mayorka Degmada Laascanod ayaa soo dhowoeeyay wafdiga guddoomiyaha oo
u gaaray halkaasi dadaallada Hay’addu ku xoojinayso gurmadka iyo taageerada bulshada ay saameeyeen xaaladaha bani’aadannimo.

Inta uu ku sugan yahay Laascaanood, Guddoomiyuhu wuxuu dhawaan si rasmi ah u daah-furi doonaa Barnaamij Gargaaar oo qeyb ka ah ka jawaabista xaaladaha Abaaraha ee qoysaska nugul kaasi oo laga sameyn doono degmooyin katirsan Waqooyi Bari

Mashruucan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee SoDMA ay ku bixineyso gurmadka degdegga ah iyo taageerada bulshada Soomaaliyeed.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Upcoming Events

Our Events And Conferences Calendar

Our events and conferences calendar is designed to keep you informed about a wide array of opportunities

Updated regularly, it features upcoming seminars, workshops, trade shows, and networking events across various sectors. Whether you're looking to gain insights from keynote speakers, participate in interactive sessions, or connect with professionals in your field, our calendar provides all the details you need to plan your attendance.