JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA kulan kula yeeshay ku xigeenka ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Bogga HoreWararka Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA kulan kula yeeshay ku xigeenka ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

March 27, 2025

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA kulan kula yeeshay ku xigeenka ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Md. George Conway oo uu wehliyo madaxa xafiiska OCHA ee Soomaaliya Md. Crispen Rukasha.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladaha bani’aadannimo ee dalka, sidii wadajir loogu istaagi lahaa u qareemidda howlaha gargaarka dal iyo dibadba iyo in mudnaan iyo qariiradeyn loo sameeyo goobaha xaaladaha adag ka taagan yihiin ee gurmadka degdegga ah u baahan.
Musuuliyiinta ayaa sidoo kale isla eegay sida ay muhiim u tahay in NGO-yada lagu korjoogteeyo howlgallada gargaarka iyo in loo diyaar-garoobo qabashada Shirka Madasha Bani’aadanninimada ee Country Humanitarian Forum (CHF) oo saddexdii biloodba mar qabsooma.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.