JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA ayaa booqday isbitaalka weyn ee degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha dhexe

Bogga HoreWararka Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA ayaa booqday isbitaalka weyn ee degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha dhexe

March 29, 2025

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta booqday isbitaalka weyn ee degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha dhexe waxana uu ku wareejiyay shixnad daawo ah, kaas oo Hay’adda ugu talagashay in lagu caawiyo ciidamada qaranka kuwa deegaanka iyo dadka rayidka ah ee ku soo dhaawacmaya furimaha hore ee dagaalka ka dhanka ah ee khawaarijta.
Guddoomiye Maxamuud ayaa dawadaan oo ka kooban qeybo kale duwan waxa uu ku wareejiyay guddoomiyaha degmada Cadale Muuse Maxamed Axmed, iyo masuuliyiin kale.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.