Journal Category
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Hon Ali Yusuf Ali – Xoosh ayaa maanta la kulmay madaxda Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha SoDMA, Maxamuud Macalin Cabdulle.
Nov 16, 2025
Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo kaashaneysa Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Federaalka, ayaa si rasmi ah u shaacisay xaalad degdeg ah oo la xiriirta abaarta, iyada oo ka digtay saameynta iyo halista laga yaabo inay ka dhalato roobka Deyr ee soo socda.
Nov 11, 2025
Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho Dr. Ibraahim M. Mursal oo qeyb ka ah madaxda ka qeyb galaysa madasha Shirweynaha 2-aad ee U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya
Oct 22, 2025
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan muhiim ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Sare ee Culimada Soomaaliyeed
Mar 10, 2025
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA yaa Xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA ayaa kulan la qaatay Ku-simaha Madaxa xafiiska haweenka Qaramada Midoobay (UN Women)
Feb 4, 2025
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA ayaa Xarunta Dhexe ku qaabilay Danjiraha cusub ee dalka Thailand
Feb 3, 2025
Hay’adaha SoDMA iyo FAO oo digniin ka soo saaray cimilada Guga 2025
Jan 23, 2025
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA,
Jan 4, 2025









