JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA ayaa Xarunta Dhexe ku qaabilay Danjiraha cusub ee dalka Thailand

Bogga HoreWararka Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA ayaa Xarunta Dhexe ku qaabilay Danjiraha cusub ee dalka Thailand

February 3, 2025

Guddoomiyaha Hay’ada Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee dalka Thailand, Amb. Morakot Janemathukorn.

Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda bani’aadannimo ee dalka, sida ay dowladda Thailand qeyb kaga qaadan karto howlaha gargaarka, taageerada farsamo iyo qalab ee ay u baahan tahay Hay’ada SoDMA.

Amb. Morakot Janemathukorn ayaa ballan-qaadday in Dowladdedu ka qeyb qaadan doonto tageerada howlaha bani’aadannimo ee Soomaaliya, si dhowna ula shaqeyn doonto Hay’adda SoDMA.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.