Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa ugu baaqday Wasaaradaha iyo Hayโadaha Dowladda Federaalka inay bixiyaan tabarucaad dhaqaale si loo xoojiyo gurmadka dadka ay saameysay abaarta ka jirta dalka. Dowladda iyo Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa wada dadaallo lagu caawinayo bulshada ay abaartu saameysay.








0 Comments