JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Follow us on :

JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐋𝐚 𝐘𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐚 𝐄𝐂𝐇𝐎 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚.

HomeNews 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐋𝐚 𝐘𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐚 𝐄𝐂𝐇𝐎 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚.
Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaliyeed (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa kulan soo dhaweyn iyo isbarasho ah la yeeshay Beatriz Rubio Navarro, Madaxa Xafiiska Soomaaliya ee Komishanka Midowga Yurub, Ahna Agaasinka Guud ee Ilaalinta Madaniga iyo Hawlgallada Gargaarka Bani’aadannimada ee Yurub (ECHO).
Kulanka waxaa diiradda lagu saaray xaaladaha gargaarka bani’aadannimo ee Soomaaliya, diyaar-garowga khataraha la xiriira El Niño oo la filayo, xogaha ku saabsan khataraha iyo saameynta fatahaadaha, iyo sidii loo xoojin lahaa tallaabooyinka hore ee ka hortagga musiibooyinka.
Sidoo kale, waxaa kulan looga hadlay xoojinta taageerada iyo iskaashiga u dhexeeya Dowladda Soomaaliya, Hay’adaha gargaarka iyo ECHO, si loo xoojiyo diyaar-garowga iyo gurmadka bulshada nugul.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Upcoming Events

Our Events And Conferences Calendar

Our events and conferences calendar is designed to keep you informed about a wide array of opportunities

Updated regularly, it features upcoming seminars, workshops, trade shows, and networking events across various sectors. Whether you're looking to gain insights from keynote speakers, participate in interactive sessions, or connect with professionals in your field, our calendar provides all the details you need to plan your attendance.