JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Follow us on :

JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

𝑮𝑼𝑫𝑫𝑶𝑶𝑴𝑰𝒀𝑨𝑯𝑨 𝑯𝑨𝒀’𝑨𝑫𝑫𝑨 𝑺𝒐𝑫𝑴𝑨 𝑶𝑶 𝑸𝑨𝑨𝑩𝑰𝑳𝑨𝒀 𝑾𝑨𝑲𝑰𝑰𝑳𝑲𝑨 𝑭𝑨𝑶 𝑬𝑬 𝑺𝑶𝑶𝑴𝑨𝑨𝑳𝑰𝒀𝑨.

HomeNews 𝑮𝑼𝑫𝑫𝑶𝑶𝑴𝑰𝒀𝑨𝑯𝑨 𝑯𝑨𝒀’𝑨𝑫𝑫𝑨 𝑺𝒐𝑫𝑴𝑨 𝑶𝑶 𝑸𝑨𝑨𝑩𝑰𝑳𝑨𝒀 𝑾𝑨𝑲𝑰𝑰𝑳𝑲𝑨 𝑭𝑨𝑶 𝑬𝑬 𝑺𝑶𝑶𝑴𝑨𝑨𝑳𝑰𝒀𝑨.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiiradda Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa maanta qaabilay Wakiilka Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay (FAO) ee Soomaaliya, Mudane Etienne Peterschmitt.

Kulanka waxaa looga hadlay xaaladda bani’aadannimo ee dalka, u diyaar-garowga Super El Niño, iyo sidii gargaar loo gaarsiin lahaa dadka ku nool goobaha ay weli ka jiraan xaaladaha bani’aadannimo.

Labada dhinac ayaa xoogga saaray dardargelinta dadaallada ka hortagga iyo yareynta fatahaadaha, gaar ahaan xoojinta difaacyada webiyada iyo xiridda meelaha jilicsan.

Ugu danbeyn, Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa ka warbixiyay socdaalkii uu dhawaan ku tagay Gobalka Hiiraan oo kamid ah Goobaha ugu nugul fatahaadaha, isagoo ku baaqay in la mideeyo dadaallada lagu badbaadinayo dadka iyo hantidooda.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Upcoming Events

Our Events And Conferences Calendar

Our events and conferences calendar is designed to keep you informed about a wide array of opportunities

Updated regularly, it features upcoming seminars, workshops, trade shows, and networking events across various sectors. Whether you're looking to gain insights from keynote speakers, participate in interactive sessions, or connect with professionals in your field, our calendar provides all the details you need to plan your attendance.