Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa deeq gargaar raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo nugul oo ku nool magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari iyo deegaannada hoostaga. Qoysaska ka faa’iideystay gargaarkan ayaa isugu jiray dad danyar ah iyo barakacayaal ay saameeyen abaaraha dalka ka jira.








0 Comments