JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Follow us on :

JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐇𝐀𝐘’𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐎𝐎 𝐃𝐀𝐇𝐅𝐔𝐑𝐀𝐘 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍 𝐊𝐔 𝐒𝐀𝐀𝐁𝐒𝐀𝐍 𝐔 𝐃𝐈𝐘𝐀𝐀𝐑-𝐆𝐀𝐑𝐎𝐖𝐆𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐖𝐀𝐗 𝐊𝐀 𝐐𝐀𝐁𝐀𝐒𝐇𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐑𝐑𝐈𝐌𝐀𝐇𝐀 𝐁𝐀𝐍𝐈’𝐀𝐀𝐃𝐀𝐍𝐍𝐈𝐌𝐀𝐃𝐀.

HomeNews 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐇𝐀𝐘’𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐎𝐎 𝐃𝐀𝐇𝐅𝐔𝐑𝐀𝐘 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍 𝐊𝐔 𝐒𝐀𝐀𝐁𝐒𝐀𝐍 𝐔 𝐃𝐈𝐘𝐀𝐀𝐑-𝐆𝐀𝐑𝐎𝐖𝐆𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐖𝐀𝐗 𝐊𝐀 𝐐𝐀𝐁𝐀𝐒𝐇𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐑𝐑𝐈𝐌𝐀𝐇𝐀 𝐁𝐀𝐍𝐈’𝐀𝐀𝐃𝐀𝐍𝐍𝐈𝐌𝐀𝐃𝐀.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa furay Maanta Kulanka Kooxda Shaqada Arrimaha haweenka ee Hawlaha Bani’aadantinimada, isagoo sheegay in xilligan uu yahay waqti Lama huraan ah oo Soomaaliya isu diyaarinayso saameynta El Niño.
Kulanka waxaa ka qeybgalaya hay’adaha dowladda, Qaramada Midoobay, hay’adaha samafalka iyo bah-wadaagta ka shaqeeya arrimaha bani’aadannimada, iyo Ururada ka shaqeeya ilaalinta xuquuqda haweenka.
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle Cabdulle wuxuu adkeeyay in saameynta cimiladu si gaar ah u taabato haweenka, carruurta, dadka qaba baahiyaha gaarka ah iyo barakacayaasha, sidaas darteedna arrimaha jinsiga iyo ka-qaybgalka bulshada lagu daro diyaar-garowga laga bilaabo bilowga.
Ugu Danbeyn, Guddoomiyuhu wuxuu ku baaqay wada-shaqeyn, isku-duwid iyo xog-wadaag dhex mara Dowladda, Qaramada Midoobay, NGO-yada iyo bah-wadaagta bani’aadantinimada, iyadoo la xoojinayo ka-qaybgalka haweenka iyo bulshooyinka nugul, si loo helo jawaab-celin isku-duwan oo waqtigeeda ku habboon looguna diyaar-garoobo saameynta El Niño.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Upcoming Events

Our Events And Conferences Calendar

Our events and conferences calendar is designed to keep you informed about a wide array of opportunities

Updated regularly, it features upcoming seminars, workshops, trade shows, and networking events across various sectors. Whether you're looking to gain insights from keynote speakers, participate in interactive sessions, or connect with professionals in your field, our calendar provides all the details you need to plan your attendance.