Saraakiil ka tirsan Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo ay weheliyaan xubno ka socda Wasaaradaha Gargaarka ee Dowlad-goboleedyada, kuna sugan Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha si ay qaataan cashiro Muhiim ah , ayaa baranaya hababka casriga ah ee kahortagga fatahaadaha, samatabbixinta dadka, iyo adeegsiga diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (Disaster Monitoring Drones) ee la socodka iyo qiimeynta xaaladaha musiibooyinka. Tababarka waxaa bixinaya Ururka Bisha Cas ee Shiinaha (Chinese Red Cross).







0 Comments