Caabudwaaq | Galgaduud, Somalia
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa sii wada dadaallada lagu taageerayo bulshada nugul, iyadoo wali ka socota magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud qeybinta deeq gargaar raashin ah oo loo qoondeeyay boqolaal qoys oo danyar ah, si loo yareeyo saameynta abaaraha.
#SoDMASomalia








0 Comments