Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha waxaa maanta ka furmay tababar caalami ah oo ku saabsan diyaar-garowga iyo ka-hortagga masiibooyinka, kaas oo ay Soomaaliya ku matalayso Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA). Tababarka oo soconaya illaa 21-ka Luulyo ayaa diiradda lagu saarayaa xoojinta awoodda hay’adaha dowladda ee saadaasha, diyaar-garowga iyo ka-jawaabista masiibooyinka, iyadoo laga faa’iidaysanayo khibradda iyo farsamooyinka casriga ah ee Shiinaha.







0 Comments