JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Follow us on :

JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐝-𝐠𝐮𝐮𝐫𝐚𝐝𝐚 𝟔𝟔-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐗𝐨𝐫𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚.

HomeNews 𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐝-𝐠𝐮𝐮𝐫𝐚𝐝𝐚 𝟔𝟔-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐗𝐨𝐫𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚.

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) waxay dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynaysaa munaasabadda qiimaha leh ee xuska 26 Juun, oo ah maalin taariikhi ah oo astaan u ah xorriyadda iyo gobannimada ummadda Soomaaliyeed.

Waxaan Alle SWT uga baryeynaa inuu u naxariisto halyeeyadii naf iyo maalba u huray xorriyadda dalka, kuwaas oo laf-dhabar u ahaa dhismaha dowladnimada Soomaaliyeed.

Sidoo kale, waxaan Alle uga rajeynaynaa shacabka Soomaaliyeed nabad waarta, midnimo, iyo horumar joogto ah oo dalka gaarsiisa barwaaqo iyo isku filnaansho.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Upcoming Events

Our Events And Conferences Calendar

Our events and conferences calendar is designed to keep you informed about a wide array of opportunities

Updated regularly, it features upcoming seminars, workshops, trade shows, and networking events across various sectors. Whether you're looking to gain insights from keynote speakers, participate in interactive sessions, or connect with professionals in your field, our calendar provides all the details you need to plan your attendance.