JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Follow us on :

JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐒𝐡𝐢𝐫 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐒𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧𝐚𝐚 𝐔-𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐠𝐚𝐫𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐒𝐮𝐩𝐞𝐫 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨.

HomeNews 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐒𝐡𝐢𝐫 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐒𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧𝐚𝐚 𝐔-𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐠𝐚𝐫𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐒𝐮𝐩𝐞𝐫 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨.

Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda SoDMA, Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa shir guddoomiyay kulan ay ka qeybgaleen hay’adaha dalalka ku bahoobay Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), kaas oo looga hadlay u diyaar-garowga iyo ka jawaabista saameynta Super El Niño.

Kulanka waxaa lagu soo bandhigay xog ku saabsan saadaasha El Niño, baaxadda saameyntiisa iyo gobollada Soomaaliya ee laga cabsi qabo inay si gaar ah u saameeyaan roobabka iyo fatahaadaha.

hay’adaha dalalka ku bahoobay Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), ayaa ballanqaaday inay si dhow ula shaqeyn doonaan Hay’adda SoDMA, halka Kaaliyaha Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA ee Arrimaha Carabta iyo Islaamka, Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen, uu xusay muhiimadda xoojinta iskaashiga iyo wada-shaqeynta.

Ugu dambayn, waxaa la isla qaatay in la xoojiyo wada-shaqeynta, si loo yareeyo saameynta musiibada loona ilaaliyo nolosha iyo badqabka bulshada Soomaaliyeed.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Upcoming Events

Our Events And Conferences Calendar

Our events and conferences calendar is designed to keep you informed about a wide array of opportunities

Updated regularly, it features upcoming seminars, workshops, trade shows, and networking events across various sectors. Whether you're looking to gain insights from keynote speakers, participate in interactive sessions, or connect with professionals in your field, our calendar provides all the details you need to plan your attendance.