JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAYโ€™ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐ซ๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐Œ๐ข๐๐จ๐จ๐›๐š๐ฒ ๐จ๐จ ๐Š๐š ๐–๐š๐๐š ๐‡๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ซ๐๐š๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐’๐ฎ๐ ๐ง๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐‚๐ฎ๐ง๐ง๐š๐๐š.

Bogga HoreWararka ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐ซ๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐Œ๐ข๐๐จ๐จ๐›๐š๐ฒ ๐จ๐จ ๐Š๐š ๐–๐š๐๐š ๐‡๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ซ๐๐š๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐’๐ฎ๐ ๐ง๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐‚๐ฎ๐ง๐ง๐š๐๐š.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabbilay Isku-duwaha Arrimaha Baniโ€™aadamnimada ee Qaramada Midoobay, ahna Ku Xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya mudane George Conway.

Kulanka oo uu sidoo kale goobjoog ka ahaa Agaasimaha Sugnaanta Cunnada ee Xafiiska Raโ€™iisalwasaaraha ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta habraaca lagu fulinayo qorshaha ka hortagga iyo u diyaargarowga dhibaatooyinka sugnaanta cunnada (FSCPP). Labada dhinac ayaa sidoo kale isla qaatay in la dhiso guddi wadajir ah oo hoggaamin doona isku-duwidda iyo dabagalka fulinta qorshaha.

Kulankan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo iskaashiga u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo saaxiibada caalamiga ah si loo dardargeliyo u adkaysiga iyo ka jawaabista saamaynta abaaraha.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.