JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Follow us on :

JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐤𝐢𝐢𝐥𝐤𝐚 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐔𝐍𝐃𝐏 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚.

HomeNews 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐤𝐢𝐢𝐥𝐤𝐚 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐔𝐍𝐃𝐏 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis.

Kulanka ayaa ahaa kulan isbarasho iyo is-xog-wareysi ku saabsan xaaladda dalka, gaar ahaan arrimaha bani’aadantinimada, maareynta musiibooyinka iyo diyaar-garowga saameynta la filayo ee El Niño.

Wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis, ayaa bogaadiyay dadaallada ay Hay’adda SoDMA ugu jirto ka hortagga iyo maaraynta musiibooyinka, isagoo muujiyay sida ay UNDP uga go’an tahay inay garab istaagto dadaallada socda ee wax-ka-qabashada xaaladaha bani’aadantinimo iyo ka jawaabista xaaladaha degdegga ah.

Ugu dambeyn, Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo dhaweeyay Wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya, isagoo adkeeyay muhiimadda ay leedahay xoojinta iskaashiga iyo wada-shaqeynta labada dhinac.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Upcoming Events

Our Events And Conferences Calendar

Our events and conferences calendar is designed to keep you informed about a wide array of opportunities

Updated regularly, it features upcoming seminars, workshops, trade shows, and networking events across various sectors. Whether you're looking to gain insights from keynote speakers, participate in interactive sessions, or connect with professionals in your field, our calendar provides all the details you need to plan your attendance.