JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Waxaa magaalada Muqdisho ka socda maalintii 2-aad kala-fadhiga 1-aad Shirka Qaran ee looga arrinsanayo Ka-hortagga Masiibooyinka Soomaaliya (Anticipatory Action).

Bogga HoreWararka Waxaa magaalada Muqdisho ka socda maalintii 2-aad kala-fadhiga 1-aad Shirka Qaran ee looga arrinsanayo Ka-hortagga Masiibooyinka Soomaaliya (Anticipatory Action).
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda maalintii 2-aad kala-fadhiga 1-aad Shirka Qaran ee looga arrinsanayo Ka-hortagga Masiibooyinka Soomaaliya (Anticipatory Action).
Shirkan waxaa diiradda lagu saaraya hababka bulshadu hoggaaminayaan ee falalka ka-hortagga hore qataraha, kaas oo muhiim u ah dhismaha bulsho u adkeysata masiibooyinka soo noqnoqda ee dalka.
Waxaana ka qeyb galaya mas’uuliyiin ka tirsan hay’addaha dowladda, iyo sidoo kale wakiillo ka socday hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah, kuwaas oo door muuqda ku leh taageerada iyo dhismaha nidaamyada ka-hortagga masiibooyinka.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.