JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

SoDMA iyo ECHO oo ka wada hadlay xoojinta ka-jawaabista abaarta iyo baahiyaha bani’aadannimo.

Bogga HoreWararka SoDMA iyo ECHO oo ka wada hadlay xoojinta ka-jawaabista abaarta iyo baahiyaha bani’aadannimo.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Siyaasadda iyo Iskaashiga Istiraatiijiga ee Hay’adda ECHO, Marwo Hanna Jans, oo booqasho rasmi ah ku timid Soomaaliya.

Kulanka waxaa diiradda lagu saaray mudnaanta iyo istiraatiijiyadda Dowladda Soomaaliya ee la xiriirta abaarta, baahiyaha bani’aadannimo, iyo xoojinta ka-jawaabista masiibooyinka.

Sidoo kale, labada dhinac ayaa ka wada hadlay Hindisaha Dib-u-habeynta Gargaarka Caalamiga ah (Global Humanitarian Reset) iyo sida SoDMA ay uga qayb qaadan karto xoojinta jawaabta bani’aadannimo ee dalka.

Ugu dambeyn, Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Mudane Maxamuud Macalin ayaa bogaadiyay dadaallada ECHO Somalia, isaga oo adkeeyay muhiimadda wada-shaqeynta iyo ka-jawaabista degdegga ah ee masiibooyinka, si loo badbaadiyo nolosha dadka nugul.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.