Shir loogu qaaraamayo abaarta la saadaalinayo in ay keento xaaladda sare u sii kacaysa ee La Niña
Bogga HoreWararka Shir loogu qaaraamayo abaarta la saadaalinayo in ay keento xaaladda sare u sii kacaysa ee La Niña
Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka (SoDMA) iyo Hay’adda Beeraha iyo Cuntada (FAO) oo kaashanaya Hay’adda UNICEF, ayaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku qabtay shir loogu qaaraamayo abaarta la saadaalinayo in ay keento xaaladda sare u sii kacaysa ee La Niña, taas oo lid ku ah fatahaadihii ka dhashay #ElNino.
Shirka oo ay si wadajir ah u guddoomiyeen Gudoomiyaha Hay’adda SoDMA, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle, ayaa looga hadlay dhibaatada ka dhalan karta xaaladda La-nina, halka sidoo kale xoogga la saaray muhiimadda ay leedahay u diyaar garowga ka hortagga la Niña iyadoo loo baahanyahay wacyigalin xooggan iyo dhaqaale lagu mareeyo dhibaatada ka dhalan karta abaarta.
Sida la filayo, laNiña ayaa samayn ku yeelan karta in ka badan 16 degmo, iyadoo dhaqaala ahaanna loo baahanyahy 30 milyan dollar, si wax looga qabto.
Emergency
Fo Emergency Services
In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.
123
Somali Police442
National Emergency567
Fire FightersDhacdooyinka soo socda
Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka
Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan
Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.
0 Comments