JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Hay’adda SoDMA oo 300 oo qoys ugu qaybisay magaalada Muqdisho

Bogga HoreWararka Hay’adda SoDMA oo 300 oo qoys ugu qaybisay magaalada Muqdisho

September 21, 2024

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa maanta 300 oo qoys waxa ay gargaar raashin ah ugu qeybisay magaalada Muqdisho, qoysaskaan gargaarka ka faa’iideeystay ayaa iskugu jiray dad ka soo barakacay, colaado iyo fatahaado kuwaas oo ka soo hayaamay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose.
Goobta lagu qaybinayey Gargaarkaan waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha waaxda gargaarka ee hay’adda SoDMA Sahro Cali Yusuf.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.