JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Hay’adda SoDMA yo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan hannaanka ay labada dhinac ku wada shaqeyn doonaan

Bogga HoreWararka Hay’adda SoDMA yo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan hannaanka ay labada dhinac ku wada shaqeyn doonaan

March 3, 2025

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan hannaanka ay labada dhinac ku wada shaqeyn doonaan, kaasoo qeexaya habka ugu fudud, hufan, uguna waxtarka badan ee gargaarka lagu gaarsiin karo dadka ay waxyeelladu kasoo gaartay is-beddelka cimilada.
Hannaankan ayaa diiradda saaraya sidii loo xoojin lahaa dadaallada la xariira howlgallada bani’aadannimo, loo fududeyn lahaa in deeqaha iyo taageeradu si sahlan u gaarto dadka nugul iyadoo la tixgelinayo baahiyaha gaarka ah ee bulshada iyo xaaladaha kala duwan ee ay ku jiraan.
Dr. Ismaaciil Jimcaale, ayaa Hay’adda Maareynta Masiibooyinka (SoDMA), u saxiixay heshiiska, halka Eng. Daa’uud H. Maxamuud uu qalinka ugu duugay dhinaca Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.