Hay’adda SoDMA ayaa marti-galisay kulan isugu jira soo xiridda guud ahaan tababarro xirfadaha gargaarka deg-degga ah muddo soo socday
Bogga HoreWararka Hay’adda SoDMA ayaa marti-galisay kulan isugu jira soo xiridda guud ahaan tababarro xirfadaha gargaarka deg-degga ah muddo soo socday
Xarunta Qaran ee Howl-gallada Gurmadka degdegga ah -NEOC ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ayaa marti-galisay kulan isugu jira soo xiridda guud ahaan tababarro muddo soo socday oo la xariira guud ahaan xirfadaha gargaarka deg-degga ah iyo u mahad-celinta Safiirka Dowladda Turkiga, Md. Alper Aktas, Madaxa Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga xafiiska Soomaaliya Md. Serif Simsek iyo jaamacadda Cilmiga Caafimaadka ee Turkiga oo la’aantood uusan tababarku hirgali lahayn.
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle oo Dowladda iyo shacabka aan walaalaha nahay ee Turkiga, Safaaradda, Jaamacadda iyo Isbitaalka Erdogan kaga mahad-celiyay taageeradooda hagar la’aaneed ee muddad dheer ah iyo xiriirka diblomaasiyadeed ee aadka u sarreeya ayaa shahaado sharaf iyo abaal marinno heerkoodu sarreeyo guddoonsiiyay Safiirka Turkiga, Md. Alper Aktas iyo Madaxa Hay’adda KIZILAY ee Soomaaliya Md. Serif Simsek.
Emergency
Fo Emergency Services
In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.
123
Somali Police442
National Emergency567
Fire FightersDhacdooyinka soo socda
Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka
Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan
Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.
0 Comments