JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda shir guddoomiyay kulan ay ku dhammaayeen hoggaanka iyo howl-wadeennada sare ee hay’adda

Bogga HoreWararka Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda shir guddoomiyay kulan ay ku dhammaayeen hoggaanka iyo howl-wadeennada sare ee hay’adda

September 21, 2024

Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa shir guddoomiyay kulan ay ku dhammaayeen hoggaanka iyo howl-wadeennada sare ee hay’adda oo diiradda lagu saaray xoojinta howlaha shaqo iyo dardargalinta sidii loo gaari lahaa yoolasha dhow iyo kuwa fog ee degsan.
Kulanka kadib, Guddoomiyaha ayaa kormeeray guud ahaan xafiisyada SoDMA ee ku howl-gala Xarunta NEOC, isagoo shaqaalaha ku boorriyay kaalintooda, kuna adkeeyay in ay shaqada ay hayaan sii laba-jibbaaraan.

 

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.