JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Daahfuray Shir Qaran oo Looga Tashanayo Istraatijiyadda Diyaargarowga iyo Ka-hortagga Masiibooyinka

Bogga HoreWararka Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Daahfuray Shir Qaran oo Looga Tashanayo Istraatijiyadda Diyaargarowga iyo Ka-hortagga Masiibooyinka
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa si rasmi ah u daahfuray Shir heer qaran ah oo socon doonna muddo labo maalmood ah, kaas oo loogaga tashanayay sidii loo yagleeli lahaa istraatijiyad qaran ee hagi doonta geedi socdka hindisaha u diyar garowga sidii looga jawaab celinlahaa arrimaha masiibooyinka Dalka.
Furitaanka Shirka ayaa lagu xusay muhiimadda ay leedahay in Soomaaliya yeelato qorshe hawleed adag oo wax ka qabta masiibooyinka ka hor inta aysan dhicin, loona diyaariyo hay’adaha iyo bulshada sidii loo yareyn lahaa saameynta ka dhalata xaaladaha degdegga ah.
Shirkaan oo muhiim ahaa ayaa waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiinta ugu sareysa hey’addaha WFP FAO, DRC ICPAC oo ah Xubin hoostagta IGAD, Safiirka IGAD ee Soomaaliya iyo Hey’addo kale kuwaas oo door muhiim ah ka qaadanayay qabsoomida shirkaan .
Ugu danbeyn,Guddoomiyaha SoDMA Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa ku tilmaamay Shirkaan mid ka tarjumaya dadaallada joogtada ah ee hay’addu ku xoojinayso diyaargarowga iyo ka-hortagga masiibooyinka, isagoo uga mahadceliyay hay’adaha caalamiga ah garab istaagga ay u muujiyeen shacabka Soomaaliyeed.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.