JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Ku Dhawaaqid Qandaraas: Dib-u-habaynta Bakhaarka Dhexe ee SoDMA

Bogga HoreWararka Ku Dhawaaqid Qandaraas: Dib-u-habaynta Bakhaarka Dhexe ee SoDMA

August 20, 2025

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) waxay ku faraxsan tahay inay ku dhawaaqdo fursad qandaraas oo muhiim ah oo ku saabsan dib-u-habaynta Bakhaarka Dhexe ee SoDMA, kaas oo ku yaal Muqdisho, gaar ahaan kasoo horjeedka dekedda.

Mashruucan waxaa ujeedadiisu tahay in bakhaarka la casriyeeyo oo loo hagaajiyo si uu u noqdo goob habboon oo lagu kaydiyo laguna maareeyo agabka gargaarka degdegga ah.

Mashruucani waa fursad dahabi ah oo u furan dhammaan qandaraaslayaasha Soomaaliyeed.

Macluumaad Dheeri ah:

Si aad u hesho macluumaadka muhiimka ah ee qandaraaska, fadlan riix linkiga hoose.

2025_Warehouse_Renovation_of_the_SoDMA_Central_Warehouse[1]

13 Comments

  1. Omar Abdalla

    Mayaceygu waa Omar Abdalla ka shaqeeyo dhismayaashan kala duwan waxaan rajeynayaan inaad iiso jawaabi dontaan

    Reply
  2. bilan abdi jamac

    I am ready to work with you and be the best person on this project.

    Reply
  3. Abdulahi Mohamed

    Hambalyo haayadda gar garka bina adamant e SODmo
    Waxan donaa inan ka mid noqdo

    Reply
  4. AHMED YUUSUF YAHYE

    Shaqo doon darawal ah

    Reply
  5. Abdalla

    Hambalyo sudma

    Reply
  6. ALI BOTAN HASHI

    Hello

    Reply
  7. balqiis abdulkadir

    waxan jeclan laha inan ka qeyb qaato hay ada wax yabaha ay qabaneyso waxan ahy arday bartay kuliyada puplic health

    Reply
  8. balqiis abdulkadir

    waxan jeclan laha inana ka qeb qaato hay ada soDma wax yabaha ay bixineyso waxan ahay arday bartay kuliyada puplic health

    Reply
  9. Abdirahmaan mohamed mayow

    Asc dhamaan madaxda waa idin salaamay salaan kadibWaxaan u baahannhy shaqo waxaan jogaaa degmada balcad jaamacaddana waan zoo dhigtay madaxda waxaa idinka codsanaaa inaa ley shaqaaleysiyo wax aan haayo malahan waana iska daruufeysannhy
    Lambarkeyga waa 616297104
    Name abdirahmaan mohamed mayow
    Degmada balcad

    Reply
  10. Aven Premier International Ltd (API)

    Salaam,

    Dear Sir,

    Aven Premier International waa company soomaliyeed kana shaqeeya howlo badan oo ay ka midtahay dhismayaasha waweyn (Construction) sidoo kale even waxey leedahay Batching Plant for ready mix-concrete oo ah warshadda Shubka qasta.

    Even waxaa ka howl gala engineer-o qibrad sare Le oo iskugu Jira ajaanib iyo soomaali.

    Waan aamiin sannahah in Aven ay tahay company ga kaliya ee haysta agab dhamaystiran.

    Fadlan wixi shuruuda ah noogu Soo hagaajiya email-ada hoose.

    Waan hubaa in aan buuxin doono shuruudaha u degsan qorshaha dhismaha bakhaaradaas.

    Mahadsanidiin,

    info@avenpremier.com

    ahmed@avenpremier.com

    Reply
  11. ABDIKAMIL HINTIR OSMAN

    Wll hadey shaqaalo loo bahan yahay aniga diyaar ayaan ahay waxaan ahay wiil agoon ah mana heesto wax shaqo ah waxaana ahay ardey dhigta jamacad

    Reply

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.