JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Follow us on :

JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐫 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧 𝐮-𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐠𝐚𝐫𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨 𝟐𝟎𝟐𝟔.

HomeNews 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐫 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧 𝐮-𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐠𝐚𝐫𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨 𝟐𝟎𝟐𝟔.

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Cabdirashiid Maxamuud Xasan, ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray shir looga hadlay xoojinta u-diyaargarowga Soomaaliya ee xaaladda El Niño 2026, gaar ahaan khataraha fatahaadaha degdegga ah iyo fatahaadaha wabiyada Juba iyo Shabeelle.

Shirka oo ay soo qabanqaabisay SoDMA, iyadoo kaashanaysa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP), ayaa diiradda lagu saaray xoojinta digniinta hore, saadaasha cimilada, qiimeynta khataraha fatahaadaha iyo qaadista tallaabooyinka hore ee lagu yareynayo saameynta musiibooyinka.

Gabagabadii shirka, waxaa shahaadooyin la guddoonsiiyay ka qaybgalayaashii ka faa’iideystay shirka , iyada oo lagu bogaadiyay dadaallada lagu xoojinayo aqoonta iyo awoodda hay’adaha ee u-diyaargarowga iyo ka jawaabista khataraha fatahaadaha.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Upcoming Events

Our Events And Conferences Calendar

Our events and conferences calendar is designed to keep you informed about a wide array of opportunities

Updated regularly, it features upcoming seminars, workshops, trade shows, and networking events across various sectors. Whether you're looking to gain insights from keynote speakers, participate in interactive sessions, or connect with professionals in your field, our calendar provides all the details you need to plan your attendance.