JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Follow us on :

JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐋𝐚 𝐘𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐝𝐝𝐚, 𝐋𝐨𝐨𝐠𝐚𝐧𝐚 𝐇𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫-𝐠𝐚𝐫𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨.

HomeNews 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐋𝐚 𝐘𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐝𝐝𝐚, 𝐋𝐨𝐨𝐠𝐚𝐧𝐚 𝐇𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫-𝐠𝐚𝐫𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya, S/GUUTO Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar.

Kulanka waxaa diiradda lagu saaray xaaladaha degdegga ah ee bani’aadannimada, gaar ahaan saadaasha El Niño, doorka Ciidanka Badda iyo diyaar-garowga, si loo helo qorshe mideysan oo ay ciidamada dalku qeyb uga yihiin, looguna diyaar garoobo badbaadinta dadka nugul, gaar ahaan kuwa ku nool xeebaha iyo goobaha ay fatahaaduhu saameyn karaan.

Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya, S/GUUTO Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar. ayaa sheegay inay si dhow ula shaqeyn doonaan Hay’adda SoDMA iyo qorshaha qaran ee diyaar-garowga.

Ugu dambeyn, Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Ciidanka Badda iyo hoggaankooda ku bogaadiyay diyaar-garowgooda, isagoo ku boorriyay inay muujiyaan firfircooni iyo dadaal dheeraad ah oo lagu badbaadinayo shacabka.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Upcoming Events

Our Events And Conferences Calendar

Our events and conferences calendar is designed to keep you informed about a wide array of opportunities

Updated regularly, it features upcoming seminars, workshops, trade shows, and networking events across various sectors. Whether you're looking to gain insights from keynote speakers, participate in interactive sessions, or connect with professionals in your field, our calendar provides all the details you need to plan your attendance.