JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Follow us on :

JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐀𝐝𝐝𝐢𝐬 𝐀𝐛𝐚𝐛𝐚 𝐤𝐚𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫 𝐇𝐞𝐞𝐫 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐃𝐢𝐢𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐒𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐃𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫-𝐠𝐚𝐫𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨 𝐞𝐞 𝐆𝐞𝐞𝐬𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚.

HomeNews 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐀𝐝𝐝𝐢𝐬 𝐀𝐛𝐚𝐛𝐚 𝐤𝐚𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫 𝐇𝐞𝐞𝐫 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐃𝐢𝐢𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐒𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐃𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫-𝐠𝐚𝐫𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨 𝐞𝐞 𝐆𝐞𝐞𝐬𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu sareeeyo oo dalalka IGAD ay kaga arrinsanayeen diyaar-garowga El Niño ee Geeska Afrika, kaas oo lagu qabtay magaalada Addis Ababa ee Itoobiya.

Shirka oo socday 15–17 Sebtembar 2026 waxaa diiradda lagu saaray xoojinta diyaar-garowga gobolka, gaar ahaan khataraha roobabka xooggan iyo fatahaadaha, iyadoo xoogga la saaray digniinta hore, tallaabada hore iyo isku-duwidda gobolka.

Ka qaybgalayaashu waxay ka arrinsadeen saadaasha El Niño iyo baahiyaha diyaar-garowga, iyagoo isku raacay in la xoojiyo wadaagga xogta iyo iskaashiga gobolka si loo yareeyo khataraha la filayo.

Ugu danbeyn, Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa shirka ku soo bandhigay dadaallada Dowladda Soomaaliya ay waddo ee lagu yareynayo saameynta El Niño iyo fatahaadaha, iyo muhiimadda ay leedahay iskaashiga dalalka gobolka.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Upcoming Events

Our Events And Conferences Calendar

Our events and conferences calendar is designed to keep you informed about a wide array of opportunities

Updated regularly, it features upcoming seminars, workshops, trade shows, and networking events across various sectors. Whether you're looking to gain insights from keynote speakers, participate in interactive sessions, or connect with professionals in your field, our calendar provides all the details you need to plan your attendance.