JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Follow us on :

JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Hay’adda SoDMA oo Xabsiga Dhexe ee Xamar Gaarsiisay Gargaar Raashin ah, Kormeerna Ku Sameysay Xaaladda Maxaabiista.

HomeNews Hay’adda SoDMA oo Xabsiga Dhexe ee Xamar Gaarsiisay Gargaar Raashin ah, Kormeerna Ku Sameysay Xaaladda Maxaabiista.

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa maanta booqasho iyo u kuurgalid ku sameysay Xabsiga Dhexe ee Xamar, si loo ogaado xaaladda nololeed iyo caafimaad ee maxaabiista.

Masuuliyiinta SoDMA waxay intii ay booqashada ku jireen maamulka Xabsiga Dhexe ku wareejiyeen raashin loogu talagalay maxaabiista, kaas oo qeyb ka ah dadaallada Hay’addu ugu jirto garab istaagga dadka nugul iyo ka warqabka xaaladdooda.

Agaasimaha Waaxda Caafimaadka SoDMA, Dr. Cabdullaahi Muuse Axmed, ayaa raashinka ku wareejiyay Taliyaha Xabsiga Dhexe ee Xamar, Gen. Daahir Cabdulle Raage (Basuke), iyo Kaaliyaha Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Gen. Aweeys Mohamed Mohamud.

Taliyaha Xabsiga Dhexe ee Xamar, Gen. Daahir Cabdulle Raage (Basuke), ayaa uga mahadceliyay Hay’adda SoDMA taageerada iyo raashinka ay soo gaarsiisay maxaabiista.

Agaasimaha Waaxda Caafimaadka SoDMA, Dr. Cabdullaahi Muuse Axmed, ayaa ugu Baaqay Bulshada Soomaliyeed Qeebaheda kala duwan in si Buuxda loo garab istaago Maxaabiista.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Upcoming Events

Our Events And Conferences Calendar

Our events and conferences calendar is designed to keep you informed about a wide array of opportunities

Updated regularly, it features upcoming seminars, workshops, trade shows, and networking events across various sectors. Whether you're looking to gain insights from keynote speakers, participate in interactive sessions, or connect with professionals in your field, our calendar provides all the details you need to plan your attendance.