JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Follow us on :

JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Hoggaamiyaha Waqooyi Bari iyo Guddoomiyaha SoDMA oo Ka Wada Hadlay Gurmadka Abaaraha iyo U-diyaargarowga Super El Niño.

HomeNews Hoggaamiyaha Waqooyi Bari iyo Guddoomiyaha SoDMA oo Ka Wada Hadlay Gurmadka Abaaraha iyo U-diyaargarowga Super El Niño.

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku jooga magaalada Laascaanood.

Kulanka waxaa diiradda lagu saaray dardargelinta ka jawaabista abaaraha, u diyaar-garowga saameynta laga filayo Super El Niño, iyo hirgelinta mashaariicda horumarineed ee ku wajahan soo kabashada bulshada, iyadoo la tixgelinayo saameynta ay colaadaha ka jira deegaannada Waqooyi Bari ku yeesheen dadka nugul iyo reer miyiga.

Ugu dambeyn, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa hoggaamiyaha uga mahadceliyey soo dhoweynta diirran iyo wada-shaqeynta joogtada ah ee kala dhaxeysa Hay’adda SoDMA iyo Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Upcoming Events

Our Events And Conferences Calendar

Our events and conferences calendar is designed to keep you informed about a wide array of opportunities

Updated regularly, it features upcoming seminars, workshops, trade shows, and networking events across various sectors. Whether you're looking to gain insights from keynote speakers, participate in interactive sessions, or connect with professionals in your field, our calendar provides all the details you need to plan your attendance.