JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Follow us on :

JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Guddoomiyaha SoDMA iyo Iskuduwaha Arrimaha Bani’aadannimada ee Qaramada Midoobay oo Ka Wada Hadlay Dardargelinta U-diyaargarowga Super El Niño iyo Gurmadka Abaaraha.

HomeNews Guddoomiyaha SoDMA iyo Iskuduwaha Arrimaha Bani’aadannimada ee Qaramada Midoobay oo Ka Wada Hadlay Dardargelinta U-diyaargarowga Super El Niño iyo Gurmadka Abaaraha.

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa kulan la yeeshay Mudane George Conway, Ku-xigeenka Ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Iskuduwaha Arrimaha Bani’aadannimada iyo Madaxa OCHA ee Soomaaliya.

Kulanka waxaa diiradda lagu saaray qiimeynta halka ay marayaan dadaallada gurmadka abaaraha, u diyaar-garowga fatahaadaha la saadaalinayo inay dalka ka dhacaan dabayaaqada sannadkan, iyo qorshe safar wadajir ah oo lagu kormeerayo xaaladda bani’aadannimo ee deegaannada Somaliland, Waqooyi Bari iyo Puntland.

Ugu dambeyn, Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la dardargeliyo dadaallada wadajirka ah ee u diyaar-garowga Super El Niño, si loo yareeyo saameynta ay ku yeelan karto bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka nugul.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Upcoming Events

Our Events And Conferences Calendar

Our events and conferences calendar is designed to keep you informed about a wide array of opportunities

Updated regularly, it features upcoming seminars, workshops, trade shows, and networking events across various sectors. Whether you're looking to gain insights from keynote speakers, participate in interactive sessions, or connect with professionals in your field, our calendar provides all the details you need to plan your attendance.