JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Follow us on :

JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐒𝐚𝐠𝐨𝐨𝐭𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐒𝐚𝐫𝐚𝐚𝐤𝐢𝐢𝐥 𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐅𝐚𝐭𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐀𝐦𝐛𝐚𝐛𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚.

HomeNews 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐒𝐚𝐠𝐨𝐨𝐭𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐒𝐚𝐫𝐚𝐚𝐤𝐢𝐢𝐥 𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐅𝐚𝐭𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐀𝐦𝐛𝐚𝐛𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚.

𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨, 𝐉𝐮𝐮𝐧 𝟐𝟕, 𝟐𝟎𝟐𝟔: Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaan qaar ka mid ah Wasiirrada Gargaarka ee Dowlad-goboleedyada, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan sagootin ah ugu sameeyay 25 sarkaal oo ka kala socda Hay’adda SoDMA iyo Wasaaradaha Gargaarka ee Dowlad-goboleedyada, kuwaas oo tababar ku saabsan u diyaar-garowga, ka hortagga iyo ka jawaabista fatahaadaha ku soo qaadan doona Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha.

Saraakiishan ayaa loo diray tababarka xilli la saadaalinayo inay dalka ka da’aan roobabka Dayrta ee la xiriira ifafaalaha Super El Niño, kuwaas oo la filayo inay sababaan fatahaado iyo daadad qeyb ka mid ah dalka.

Ugu dambeyn, Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, waxuu saraakiisha kula dardaarmay inay muujiyaan hufnaan, anshax iyo waddaniyad inta ay ku guda jiraan tababarka, isla markaana marka ay dalka dib ugu soo laabtaan ay aqoonta iyo xirfadaha ay la wadaagaan hay’adaha ay ka tirsan yihiin, si loo xoojiyo awoodda qaranka ee u diyaar-garowga iyo wax ka qabashada musiibooyinka, gaar ahaan fatahaadaha ka dhasha roobabka.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Upcoming Events

Our Events And Conferences Calendar

Our events and conferences calendar is designed to keep you informed about a wide array of opportunities

Updated regularly, it features upcoming seminars, workshops, trade shows, and networking events across various sectors. Whether you're looking to gain insights from keynote speakers, participate in interactive sessions, or connect with professionals in your field, our calendar provides all the details you need to plan your attendance.