JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAYโ€™ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ ๐ญ๐š๐ฒ ๐‡๐š๐ฅ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ƒ๐จ๐ฅ๐ฅ๐š๐ซ ๐จ๐จ ๐š๐ฒ ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ž๐ž๐ช๐๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š.

Bogga HoreWararka ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ ๐ญ๐š๐ฒ ๐‡๐š๐ฅ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ƒ๐จ๐ฅ๐ฅ๐š๐ซ ๐จ๐จ ๐š๐ฒ ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ž๐ž๐ช๐๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š.
Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay deeq lacageed oo dhan $๐Ÿ,๐ŸŽ๐ŸŽ๐ŸŽ,๐ŸŽ๐ŸŽ๐ŸŽ taas oo ay Dowladda Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ugu talagashay in lagu xoojiyo gurmadka abaaraha ka jira dalka.
Deeqdan lacageed waxaa xarunta Hayโ€™adda SoDMA ku wareejiyay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Mr. Wang Yu, waxaana Lawareegay Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo sheegay in deeqdan ay gacan ka geysan doonto dardargelinta adeegyada gurmadka degdegga ah, gaar ahaan gaarsiinta raashin, biyo nadiif ah iyo adeegyo muhiim u ah dadka nugul ee ay abaaruhu si daran u saameeyeen.
Dhankiisa, Safiirka Shiinaha, Mr. Wang Yu, ayaa caddeeyay in dalkiisu uu mar walba garab taagan yahay shacabka Soomaaliyeed, isla markaana si joogto ah u taageeri doono dadaallada lagu yareynayo xaaladaha biniโ€™aadantinimo ee ka jira Soomaaliya.
Ugu dambeyn, Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xaqiijiyay in SoDMA ay sii wadi doonto wada-shaqeynta dhow ee ay la leedahay Dowladda Shiinaha iyo deeq-bixiyeyaasha kale ee caalamiga ah, si loo hubiyo in gargaarka si hufan oo degdeg ah loogu gaarsiiyo dadka ugu Nugul.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.