JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Xasan Xuseen Maxamed Xasan oo ka hadlay Shirka U Adkeysiga Aafooyinka ee Soomaaliya, ayaa sheegay in meertada 2-aad ee Shir weynaha U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya

Bogga HoreWararka Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Xasan Xuseen Maxamed Xasan oo ka hadlay Shirka U Adkeysiga Aafooyinka ee Soomaaliya, ayaa sheegay in meertada 2-aad ee Shir weynaha U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya
uu kusoo aaday xilli dadka Soomaaliyeed iyo xukuumaduba ay la daalaa dhacayaan dhibaatoyinka ka dhashay musiibooyinka dalka, gaar ahaan abaaraha, fatahaadaha, iyo isbeddelka cimilada.
Wasiir Xasan Xuseen ayaa sidoo kale xusay in waqtigii ugu habboonaa uu yahay hadda in dhammaan dadaallada u adkeysiga aafooyinka lagu saleeyo cilmi-baaris dhab ah, si loo abuuro nidaamyo waara oo wax ku ool ah, loona hubiyo in bulshooyinka Soomaaliyeed ay si dhab ah ugu adkeysan karaan khataraha bani’aadannimo iyo musiibooyinka dalka ka dhaca.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.