JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda xafiiskiisa ku qaabilay Xarunta SoDMA Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir

Bogga HoreWararka Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda xafiiskiisa ku qaabilay Xarunta SoDMA Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir

May 10, 2025

Drr | News

Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadam, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir, Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeynka Howlaha Guud ee gobolka.

Kulankan ayaa diiradda lagu saaray roobabkii xooganaa ee xalay ka da’ay magaalada Muqdisho ee qasaaraha sababay, iyo sidii gurmad degdeg ah loo gaarsiin lahaa dadka ay saameeyeen daadadkii ka dhashay roobkii xalay.

Sidoo kale masuuliyiintaan ayaaa kormeeray waaxda saadaasha hay’adda, waxaana hay’adda ay ballan-qaaday in ay gurmad degdeg ah gaarsiin doonto dadka dhiibatada ka soo gareen roobabkii xalay caasimada ka da’ay, waxaana ay sidoo kale sheegtay hay’adda in ay soo saari doonto warbixin ku saabsan qasaaraha guud ee roobabkii xalay ka dhashay.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.