Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) waxay bulshada Soomaaliyeed uga digaysaa khatarta fatahaadaha ka dhalan kara roobabka El Niño, iyadoo ku boorrinaysa inay muujiyaan feejignaan dheeraad ah, kana fogaadaan goobaha halista u ah fatahaadaha, isla markaana ay si buuxda u qaataan una raacaan talooyinka iyo tilmaamaha badbaadada si loo ilaaliyo nafta iyo hantida.
Badbaadadaadu waa masuuliyad ina wada saaran. Ka taxaddar fatahaadaha, una diyaar garow xaaladaha degdegga ah.
#SoDMA #ElNiño #DigniinFatahaad #BadbaadadaBulshada








0 Comments